Barnaamijka waxaa maarti inoogu ah Faadumo Faarax Jimcaale oo ka tirsan Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Ustaada Cumar Saalax oo ah aqoonyahan aad ugu xeer dheer Arimaha Isbedelka Cimilada.
Waxaana maanta Barnaamijka ugu hadli doonaa arimahii ugu danbeeyay ee daadadka ka dhashay robabkii lixaadka lahaa ee ka da,ay Soomaaliya.