Sign up to save your podcasts
Or

Presentatör: Medina Ahmed, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Arbetsmarknads- och integrationsenheten på Ludvika kommun.
Qeybta toddobaadkan, waxaan dib kuugu cusbooneysiineynaa sida caadiga ah ka hadlida cudurka 'corona' waxaana kaloo kuu sheegeynaa in ay sii kor dhayaan digniinnada ka imaanaya doowlada Iswidhan ee ka dhanka Corona . Waxaan sidoo kale ka sheekeeneynaa miisaaniyada degmada, sharciga daryeelka dhalinyarada, iyo kala saarida cadeynta daqliga soogala Degmada. Sidoo kale Waxaad baran doontaa waxa uu yahay injineer madani ama uu dhab ahaan la shaqeeyo. Dhan kale waxaad ku dhageysan doontaa qeybta todobaankan In taas iyo in ka badan oo ka mid ah dhacdadii toddobaadkan ee Ludvikainfo.
By Ludvika kommunPresentatör: Medina Ahmed, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Arbetsmarknads- och integrationsenheten på Ludvika kommun.