Hiloow

11. Isu Gumasho


Listen Later

Maanta waxaan ugu hadli doonaa isu gurmadka walaahi ay dhibateyeen fatahaadihii & weliba daadadkii ka dhashay robaabkii lIxaadka lahaa ee ku dhuftay gobolo badan oo Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan Degaanada Hirshabelle.

Barnaamijka Galabta waxaa marti igu ah Wasirkuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Hirshabelle Maxamed Yuusuf Caloow & Shukri Cali Maxamed oo ka tirsan Barakacayaasha Degmada Jowhar.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

HiloowBy Hiloow