Sign up to save your podcasts
Or

Presentatör: Medina Ahmed, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Ludvika kommun.
Barnaamijkeyna Todobaadkaan waxaan uga hadli doonnaa mashruuc cusub oo Ludvika laga bilaabayo iyo ganacsi cusub oo laga furayo Lyviksberget, sidoo kale waxaa wax ka ogaan doontaa cudurka xasaasiyadda boolka iyo qofka qabaa sida uu qatar ugu jiro inuu u xanuunsado karoonaha, sidaas si lamid ah waxaa barnaamijkeyna ku soo qaadan doonnaa soo jeedinnada cusub ee ka imaanaayo dowlada kuwaas oo ku saabsan arimaha waaxda socdaalka, waxaa kale oo aad ku maqli doontaan gabadhii carbeed ee ugu horeysay ee sammada aadaa. Intaas iyo in kabadanba waxaad ku maqli doontaan barnaamijkeyna asbuucaan adiga oo nagala socon doona ludvika ino.
By Ludvika kommunPresentatör: Medina Ahmed, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Ludvika kommun.