Deleted Podcast Show

13. Somaliska


Listen Later

Presentatör: Medina Ahmed, manus: Zaki Abdulfatah, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Ludvika kommun.

Barnaamijkeyna asbuucaan waxaan uga hadli doonnaa in ay iswiidhan ku soo kordheen dambiyada jinsiga ah, sidoo kale waxaan idiin soo gudbin doonnaa macluumaad ku saabsan sida uu caawinaad u heli karo qofkii uu arinkaasi ku dhoco. Sidoo kale waxaad ku maqli doontaan barnaamijkeyna arimo ku saabsan isdhaxgalka, shaqada iyo waxbarashada. 

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Deleted Podcast ShowBy Ludvika kommun