Deleted Podcast Show

14. Somaliska


Listen Later

Presentatör: Axmed Cali Jimcaale, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Ludvika kommun.

Qeybta Toddobaadkan ee Ludvikainfo, waxaan uga hadlaynaa daryeelka caafimaad ee Iswiidhan. Sideed ku heshaa daryeelka saxda ah markaad jirantahay? Maxay yihiin qaabilaadaha kaladuwan maxaayna runti kukacaysaa Daryelka? Ma leedahay xuquuq isku mid ah oo daryeel ah haddii aadan ahayn muwaadin Iswiidhish ah? Waxaan sidoo kale maqalidonaa mid ka mid ah akhriyasha barmamishka oo baranaya kalkaaliye caafimaad. waxaa inTaasi iyo in kabadan  kudhageysan dontan  oo ka mid ah dhacdoyinka gaarka ah ee toddobaadkan ee Ludvikainfo.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Deleted Podcast ShowBy Ludvika kommun