Hiloow

3. Daadad


Listen Later

Barnaamijka Hiloow oo ah Barnaamij aan ugu hadalno Arimaha ay ka mid yihiin Isbedelka Cimilada, Arimaha la xiriira dib u heshiisiinta Xalinta Khilafaadka & Abaaraha ka jira guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Degaanada Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

Barnaamijka maanta oo aan intiisa badan ugu hadli doono waxyaabaha sababa isbedelka Cimilada ayaa waxaa marti inoogu ah Dr. Mahad Axmed Hiloowle oo ah Agaasimaha Jaamacada SAM SAM faraceeda Jowhar.

Barnaamijka inta uu socdo waxaad ku dhegeysan doontaan Ruwaayad ka turjumeysa dhibatada laga dhaxlo isbedelka Cimilada Robabka & weliba Fatahaada waxaana inoo jilaya C/qaadir Colaad Balaag & Ayaan Axmed Cali oo labada ka tirsan Shabakada Nabadeynta Hirshabelle ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan IPN.

Barnaamijka ayaa biishiiba mar aad dhegeysataan waxaadna ka baahinaa Idaacadaha kala ah Radio Jowhar, Radio Balcad & Radio Wadani B/weyne.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

HiloowBy Hiloow