Suheyb ibnu sinan ar-rumi: waa nin asal ahan kaso jeedo carab, balse qoyskiisa daganaa Ciraaq oo xiliga ka talineysay Dawladii Faaris ee kisra, wax a kuso duulay dawladii kale ee Ruum oo uu boqor ka ahaa Qeysar, dagalkas ayaana lagu qafashay Suheyb oo halkas ayu kuso koray magacana ka raacay. Suheyb waxa uu ahaa mid ka mid ah todobadii ruux ee ugu hor islaamay ee asaabiquunal Awaluun. Suratul Baqarah (207).