Deleted Podcast Show

7. Somaliska


Listen Later

Presentatör: Medina Ahmed,  redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Arbetsmarknads- och integrationsenheten på Ludvika kommun.

Qeybta toddobaadkan, waxaan kaaga warrami donnaasharciyada cusub ee  khuseeyo adiga oo ahwaalidka carruurta waxa lo ogoladey kaarka baska dugsiga oo farii ah.

Waxaan bixinaa talooyin ku saabsan aagagga cusub eehilibka lagu dubto iyo sida loo yareeyo qarashka korontada ee gurigaaga.

Intaas waxaa sii dheer, waxaad wax badan ka ogaandoontaa miinada Grängesberg iyo xirfadda darawalnimada baabuurta. Waxaas oodhan iyo inbadan oo ka mid ah qaybtii toddobaadkan ee Ludvikainfo

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Deleted Podcast ShowBy Ludvika kommun