Barnaamijka Hiloow qeyntiisa 9,aad ayaa waxaan ku soo qadan doonaa Tacabka Xiliga deyrta & Robabka Lixaadka leh ee sameynta ku yeeshay Degaano fara badan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle.
Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe Madiino Cadow Coloow ahna Xubin ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Saalim Axmed Saalim oo ka tirsan Ururka dhalinyarada Degmada Jowhar.