ilaa hada aniga ma fahmin sababt qof looga waayay Waxaa jir aqoon yahaninin Somali balse waxaba laga ma faadiido dhab ahantii laakiin umaddaha kale Sas ma ahaan ee ma ogdoon tahay umadda-ha kale way isku faaideyaan , laakiin qof Somaliga ah ee wax bartay markii uu ku arko waxa suuro gal ah in uu ka carato ama kaa dhoco oo iska dhaafiyo. Marka ila hada wax jawab ah oo ma helin suaashas balse qof kasta ha dadalo .