Share Awoodpodcast
Share to email
Share to Facebook
Share to X
By RiseUp Social Enterprise
4.5
66 ratings
The podcast currently has 21 episodes available.
In this episode its a subcis done by 3 friends of ours!
Kalkii Afaraad!
Maadaama ay dunidu u sii guurayso dhanka digitalka ah, waxa aynu xalqaddan isku kor taagaynaa waxa ay tahay lacagta digitalka ah ee Cryptocurrency ga, qaybaheeda, iyo fursadaha iyo caqabadaha ku gadaaman. Waxa innoogu casuuman Eng Abdifatah oo kammid ah dhallinyarada deegaanka ee ku fooggan arrimaha digital ka ah.
Kalkii sadexaad
Buugga "The Psychology of money" ee Morgan Housel waxa uu ka sheekaynayaa habka ay hantidu u shaqayso iyo faa'iidadeeda, iyo aan kuba daro e talooyin dhaqaale oo dhaxal gal ah. Maadaama oo uu buuggu aad u dheeryahay tani waa soo koobidda darsigiisa.
Kalkii sadexaad
Maadaama dadku ay wada sacaado ama badhaadhe doon yihiin, dadkuna ay kala dookh duwan yihiin, waxa jira hal wax oo ay ka siman yihiin, waa rabitaanka xakamaynta nolosha ama wakhtigooda; taasna hantida ayaa bixisa.
Kalkii sadexaad
Maadaama nolosheenna oo idil ay ku gadaaman tahay technologyaddu waxa aynu isku dayaynaa xalqaddan in aynu ku kor joogsanno dhowr qodob oo caddeynaya saamaeynteeda.
Kalkii sadexaad
Maadaama dunida oo idil ay u wareegtay dhanka technologyada, iyo xirfadaha fudud, waxa aynu xalqaddan ku faaqidoonaa xirfadaha iyo dunida maanta
Kalkii sadexaad
Xalqaddi labaad ee taxanaha islaamka iyo ganacsiga.
Kalkii sadexaad
Islaamku waa Diin dhammaystiran oo dhinacyada nolosha oo idil wada hagaysa, haddaba xalaqaddeenani waxa ay innoo ifin doontaa Islaamka iyo aragtidiisa Ganacsiga.
Kalkii sadexaad
Xalqad gooni ah oo ku saabsan u jeeddooyinka soonka
Kalkii sadexaad
The podcast currently has 21 episodes available.