BANAANBAXYADA KENYA OO DIB U BILAABMAY - Ogost 08, 2024
Dalka Kenya, Dibad-baxayaasha ka soo horjeeda dawladda ayaa si degdeg ah loo kala eryay iyadoo boolisku ay ku rideen sunta dadka ka ilmeysiisa, isla markaana ay xireen dhow qof.