Qubanaha VOA - VOA

BIDEN OO MACASALAAMEEYEY XISBIGIISA - Ogost 20, 2024


Listen Later

Shirweynaha Xisbiga Dimoqraadiga ee magaalada Chicago ka furmay, waxaa khudbad uu ku macasalaamaynayey xisbigiisa u jeediyay madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo ka hadlay shaqadii uu soo qabtay, iyo in haatan ay tahay xilligii qori isku-dhiibka, oo uu xilka ku wareejin lahaa qof isaga ka da’ yar.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA