Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa Axadan magaalada Jerusalem kula kulmay ra’iisal wasaaraha Israa’iil si ay uga wadahadlaan xabbad-joojinta Qaza