Conversations with Hassan Ma’alin

Conversations with Hassan Maalin #14 Interview in Somali with The UK's first female Muslim referee - part 1


Listen Later

Jawaahir Rooble waxay ahayd 10 jir markii iyada iyo qoyskoodu ka soo carareen dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya soona degeen magaalada London.

Hadda waa 26 jir magaceedu ku fiday aduunka oo dhan. Waxay noqotay oo diiwaanka u galay inay tahay gabadhii koowaad ee muslim ah ee noqota garsoore kubada cagta ee UK, Isla markaana hiigsanaysa inay noqoto garsoore caalami ah.

Waraysi aan la yeelanay oo laba qaybood ah ayaan kala sheekaystay waxyaabihii ku dhiiri galiyay iyo caqabadihii ay la kulantay ilaa hadda.


Jawahir Roble was 10 years old when her family moved to London to escape the civil war in Somalia.

Now 26, she is making her name for herself as English soccer's first-ever female Muslim referee and has her sights set on the very top.

in this two-part interview, we ask her her motivation, challenges she faced and much more.

Jawahir has nerves of steel and she is truly remarkable.   A must listen to the interview,

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Conversations with Hassan Ma’alinBy CWHM