Ma Laguu Warramay

Doorka Bulshada Rayidka ee Dib u Dhiska Dowladnimada Soomaaliya


Listen Later

Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Cismaan Muxiyadiin Shaatax ayaan ka waraysanay “Doorka bulshada rayidka ee dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.” Bulshada Rayidka ah waa dallad ay ku bahoobeen ururada ka shaqeeya danaha bulshada kuwaas oo bulshada ku matela rabitaanka muwaadinka iyo fulinta xeerka


In this episode, we interviewed with Osman Mohyadin Shatah, Chairman of the Somali Civil Society, to discuss the pivotal role of civil society in rebuilding sustainable governance. Tune in to gain insights into how civil society organizations represent citizen interests and uphold legal principles in the reconstruction process

Podcasti-gan waxaa soo saara Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool - MAAN

@maan_hq, @malaguuwarramay & @xiiranesir (the host)

"Thanks for listening"

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Ma Laguu WarramayBy MAAN