Innovation Somalia

Eps 16 Wareysi Reer Columbus, Ohio


Listen Later

Wareysi aan ka qaadey qaar kamid ah dadka reer Columbus, Ohio oo lagu eegayo dareenkooda iyo fakarkooda ku saabsan madaxweynaha cusub ee Somalia Xassan Sheikh Maxamud iyo administrationkiisa cusub. Wareysigeena wuxuu ku koobnaa 2 su'aal.

S1: Seed u aragtaa maxaxweynaha cusub ee wadanka Somalia iyo admistrationkiisa cusub?

S2: Maxaad isleedahay waa dhibaatooyin ka hada hortaagan dowlada cusub iyo sideebey uga gudbi kartaa?

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Innovation SomaliaBy Innovation Somalia

  • 5
  • 5
  • 5
  • 5
  • 5

5

2 ratings