Sign up to save your podcasts
Or

Fahamka Hanti-goosadka: Dhaqaalaha, Noocyada iyo Dhaliilaha
Qeybtan, Abdirnasir Ahmed wuxuu si qoto dheer uga hadlay dhaqaalaha guud. Wuxuu sharaxay asal ahaan nidaamka hanti-goosadka, sida uu u shaqeeyo iyo waxa lagu dhaliilo, gaar ahaan arrimaha ay ku dhaliileen hanti-wadaagu. Intaas kadib, wuxuu dul istaagay noocyada kala duwan ee hanti-goosadka ee dunida laga adeegsado, sida ay ula jaanqaadayeen hadba isbadalada dunida ka dhaca. Ugu dambeyn, Abdirnasir wuxuu si dul-istaagey dhaqaalaha Somaliland, iyo nidaamyada casriga ah ee dunida, sida Baanka Aduunka.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
By Ismaaciil Cali AsadFahamka Hanti-goosadka: Dhaqaalaha, Noocyada iyo Dhaliilaha