Fikradaha Xaliye

Fikradaha Xaliye Podcast Trailer


Listen Later

  • Fikradaha Xaliye - Podcast.
    1. Soo dhawaada halkani waa  ( Fikradaha Xaliye  ) Podcast Todobaadle ah oo ka baxda meel kasta oo laga dhagaysto baahinta podcast , waxaan todobaad kasta halkan ku soo bandhigaa oo aan ku falanqeeyaa mowduucyo la xiriira nolosha maalin laha ah ee raga iyadoo ujeedadu tahay inay ka helaan , Kobcitaan, baraarujin, wacyi galin, iyo waxbarasho.
    2. Podcast gaan waxay noqonaysaa tii ugu horeysay ee ku baxda luuqada soomaliga ee noceeda ah ,waxaan idinla wadaagi doonaa hal qayb (Eposide ) isbuuc kasta.
    3. Magacaygu waa Abdisamad xaliye (Daadihiyaha podcast-tigan )


      igala soo xiriir - facebook - https://web.facebook.com/cabdisamad.cali.9


      ...more
      View all episodesView all episodes
      Download on the App Store

      Fikradaha XaliyeBy Abdisamad Xaliye

      • 4.8
      • 4.8
      • 4.8
      • 4.8
      • 4.8

      4.8

      67 ratings