The Colorado Trust Podcasts

Fogeynta ilaa Ka-Tirsanaanta: Socdaalka, Qaranimada iyo Dimoqraasiyada (Somali)


Listen Later

Bishii Maajo 14, 2019, Andrea Cristina Mercado waxay waayo aragnimadeeda 20 ka sanno ee ku saabsan abaabulka dumarka lana saffan bulshooyinka soo haajiray iyo kuwa dakhliga hoose, iyadoo dhaqaajisay wadnaha iyo maskaxda si dib looga fakaro waxa suurtogalka ah. Mercado waa agaasimaha fullinta Inta Badan Floridada_Cusub (New Florida Majority) iyo Maaliyadda Waxbarashada Inta Badan Floridada_Cusub (New Florida Majority Education Fund). Waxay ka hadashay muhiimadda ay leedahay awoodda in la dareemo ka-tirsanaanta kooxaha taageera muhaajiriinta ka badbaaday dagaalka; iyo abaabulka 100 dumar, socodka muhaajiriinta 100 ka mayl, in wax laga baddalo socdaalka. Mercado waxay kaloo dadka la qeybsatay sida beerista dimoqraasiyad laga qeybgalo u dhisi karto buundooyin iyo bulshado laga tirsan yahay, xattaa marka la soo qaado mowduucyada dadka kala fogeeyo iminka.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

The Colorado Trust PodcastsBy The Colorado Trust