Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib ... more
FAQs about Garasho-wadaag:How many episodes does Garasho-wadaag have?The podcast currently has 76 episodes available.
March 12, 202677. Isbeddelka cimilada iyo xaalufinta deegaanka iyo caqabadda haweenku kala kulmaanAamino Axmed Warsame, oo ka tirsan ururka haweenka degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyoMaryan Deeq Cabdullaahi, oo ah guddoomiyaha guud ee Ardayda jaamacadaha Gaalkacyo...more1h 22minPlay
March 05, 202676. Joogteynta Gurmadka ee Xaaladaha Degdegga ahNajmo Cabdulqaadir Maxamed, oo ka tirsan Ururada samafalka iyo Siciid Cabdulaahi Kulmiye, Wariye ka tirsan BBC Siciid...more1h 21minPlay
February 19, 202675. Xaaladda Abaaraha Gobolka Mudug ee GalmudugAbdi Malin Mohamud iyoXabiibo Koofurow...more1h 15minPlay
January 29, 202674. Warbaahinta, Wacyiga Bulshada & Isbeddelka CimiladaFadumo Ahmed Madar iyo Ahmed Rooble...more1h 25minPlay
January 15, 202673. Boogaha Qarsoon ee Gaboodfallada Jinsiga ku SaleysanUbax Xasan Ugaas, Xiriiriyaha Ururada Haweenka ee Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka iyoLeylo Cali Cabdi, Wariye ka tirsan Galmudug TV...more1h 25minPlay
December 18, 202572. Abaaraha iyo Nolosha xoolo dhaqatadaBile Daahir Cumar, Iskuduwaha Wasaaradda gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug iyo Baashi Cali Xaashi, Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobolka Mudug...more1h 18minPlay
December 04, 202571. Hal Qof iyo Hal CodZamzam Maxamed Colaad, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Gaalkacyo iyoBurhaan Warsame XirsiXubin ka tirsan Urur siyaasadeedka Cadaalada iyo Wadajirka (JSP)...more1h 31minPlay
November 20, 202570. Dib-u-dajinta BarakacayaashaXaawo Ibraahin Cali, Qof barakacay iyoMaxamed Cabdi Cilmi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta, Galmudug...more1h 27minPlay
November 06, 202569. Kulankii Badda iyo BarrigaXaliimo Axmed Diiriye, oo ka tirsan ururka haweenka iyoCismaan Axmed Cabdille, Guddoomiyaha degmada Hobyo...more1h 28minPlay
October 23, 202568. Dhiig aan sabab lahayn — Dhaawac bulsho oo aan bogsanCaasho Cali Bagaag, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda iyo Nabadoon Cabdulqaadir Cali Xaashi, Oday dhaqameed...more1h 35minPlay
FAQs about Garasho-wadaag:How many episodes does Garasho-wadaag have?The podcast currently has 76 episodes available.