Qubanaha VOA - VOA

GAZA HA LAGA GUURO - Ogost 11, 2024


Listen Later

Milatariga Israel ayaa amar ku bixiyay in daadgurayn dheeri ah laga sameeyo koonfurta Qasa kadib duqayn khasaare ka dhashay oo lala beegsaday dugsi hoy ahaan loo adeegsado, iyadoo ay ku dhinteen ugu yaraan 80 qof oo Falastiiniyiin ah sida ay sheegeen masuuliyiinta caafimaadka ee maxaliga ah
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA