GORAY PODCAST

Goray Podcast | Suugaanta Socdaalka | Hassan Qorane


Listen Later

Goray Podcast | Suugaanta Socdaalka | Hassan Qorane

Xasan Maxmud Qorane ayaa ka sheekeenayya noloshiisa, sida uu qoraalka ku bilaabay, sababta keentay inuu afaf kale oo aan Soomaaliga ahayn wax ku qora iyo waxyaalo kale.

Marti Galiye: Goray Daahir

Marti ku ah: Qoraa Hassan Qorane
Producer: IBrahim CM
Production: Sultan Films
GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

GORAY PODCASTBy Goray Dahir