Fikradaha Xaliye

Haka war-warin Iskaabulo-Nimadaada. S2 EP4


Listen Later

Haka war-warin Iskaabulo-Nimadaada. S2 EP4.

Ogaysiis : Podcast-gan iyadoo muqaal ah ka daawo Youtube.EP 2 is out now.

https://www.youtube.com/channel/UC4cIx8mFsWiAQGrDlcEiAVg


Soo dhawaada dhagaystayaal.

Xalqadan waxaan ku falanqeeyey oo aan tooshka ku qabtay.

  1. Muhiimmadda Iskaabulonimada ay kuu leedahay Nin Ahaan.
  2. Fikradaha qaldan iyo beenta ku hareeraysan iskaabulonimada ee laguu sheegay.
  3. Hoggaaminta iyo diyaargarowga noloshaada.
  4. Isku finaanshaha .
  5. ujeedada noloshaada inta aad ku jirto iskaabulonimada. 
  6. Ka faa'iidaysiga waqtigaaga.
  7. da'daada iyo culayska bulshada kaaga imaanaya ee guurka.
  8. lahaanshaha shaqo iyo xirfad aad leedahay si aad dhaqaale uga samayso.
  9. xoriyadda ay leedahy iskaabulonimada.
  10. Qodobadaas iyo kuwo kale ayaan ku lafa guray xalqadan.

    Dhagaysi wacan.

    Ogaysiis : Podcast-gan iyadoo muqaal ah ka daawo Youtube.EP 2 is out now.

    https://www.youtube.com/channel/UC4cIx8mFsWiAQGrDlcEiAVg

    ..........................................................................................................................................................................

    Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.

    our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.







    ...more
    View all episodesView all episodes
    Download on the App Store

    Fikradaha XaliyeBy Abdisamad Xaliye

    • 4.8
    • 4.8
    • 4.8
    • 4.8
    • 4.8

    4.8

    67 ratings


    More shows like Fikradaha Xaliye

    View all
    Learn Somali Language Podcast by Khadar Osman

    Learn Somali Language Podcast

    15 Listeners

    Somali podcast by Amir Mohamed

    Somali podcast

    4 Listeners

    Nafas with Samah Alothman ﻧَﻔَﺲ مع سماح العثمان by Samah Alothman

    Nafas with Samah Alothman ﻧَﻔَﺲ مع سماح العثمان

    136 Listeners

    Kabasho by Hamda Hussein

    Kabasho

    195 Listeners

    Abubakar Mohammed by Abubakar Mohammed

    Abubakar Mohammed

    25 Listeners

    Somali-happyFamily Podcast by Sahra Hussein

    Somali-happyFamily Podcast

    4 Listeners

    Tate Therapy by Top G

    Tate Therapy

    227 Listeners

    Halbeeg Podcast by Halbeeg

    Halbeeg Podcast

    7 Listeners

    Somali Show by Mohamed

    Somali Show

    14 Listeners