Isbuucan waxaan uga hadlayaa mawduuc badanaa ragu aysan ka wada sheekaysan , aan ku waydiiyee yaa ku baray shukaansiga ? goormay ahayd xiligii kuugu horreeysay ee aad gabar shukaansato ? xiliga shukaansiga / Guurka hal naag kuguma filna!!,cilmiga shukaansiga iyo siraha ku dahsoon dumarka siday u fikiraan marka lagu jiro shukaansiga ? qodobadaas iyo kuwa kaloo badan ayaan ku iftiiminaynaa xalqada todobaadkan ee (FIKRADAHA XALIYE_PODCAST ).