Qubanaha VOA - VOA

HARIS IYO SIYAASADDA DIBEDDA - Ogost 06, 2024


Listen Later

Musharaxa Dimuqraadiga Kamala Harris oo la tartamaysa musharraxa Jamhuuriga Donald Trump, ayaa si weyn isha loogu hayaa waxay noqon doonaan siyaasadeeda ku aadan taageerada milatari ee la siiyo Israel iyo Ukraine; Shiinaha; iyo dhibaatada soogalootiga ka haysata dalka Maraykanka.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA