GOCASHO PODCAST

Hordhaca Podcast ka Cusub


Listen Later

Waa idin salaamay jaalayaan Naxariista eebbe korkiina ha ahaato waxaa farxad wayn ayey  noo ah inaan halkaan maanta ka hanaqaadayno podcast cusub oo kusoo biiraya podcastyada Somalida dee horay ujiray kaaso aanu ugu magac darnay Gocasho Podcast

Gocasho Podcast waa waa madal aan ku soo gudbin doono wax yaabaha bulshada dhanka wanaagsan ka kaabaya Sida Si gaara Dhiganayaasha Maqalka ah ama Sidaa utaqaano Audio Books.

Waxaad naga heli kartaan Dagalada aan ku lee nahay Social Media iyo Apple Podcast oo aan Dhawaan si toosha Hawada uga soo Galayno

Fadlan Nagu Soo biir oo noqo dadka nala jaanqaadaya Hana Moogan inaa carbuunato baraheena Bulshada Qaybta Faaladana Noogu reeb Dhiganaha ugu horeeya eed aad jeclaan lahayn inaan ku Bilowno.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

GOCASHO PODCASTBy Abdalla Said