
Sign up to save your podcasts
Or


Dagaalka ama gardarrada waa dabeecad labartay oo wax lagu raadiyo. Mararka qaarkood caruurtu dagaal iyo xumaan beey wax kaaga raadinayaan sababato oo ah wa’ay kugu dayeen wa’ayna u shaqeeysey. Caruurta waxaa lagu caawin karaa in xumaantaan ay qaabilaan ay kubedeshaan wanaag iyo samaan ayadoo loo marayo daryeel wax ku ool ah iyo in xirfado cusub cunuga labaro.
By Center for Inclusive Child CareDagaalka ama gardarrada waa dabeecad labartay oo wax lagu raadiyo. Mararka qaarkood caruurtu dagaal iyo xumaan beey wax kaaga raadinayaan sababato oo ah wa’ay kugu dayeen wa’ayna u shaqeeysey. Caruurta waxaa lagu caawin karaa in xumaantaan ay qaabilaan ay kubedeshaan wanaag iyo samaan ayadoo loo marayo daryeel wax ku ool ah iyo in xirfado cusub cunuga labaro.