Qubanaha VOA - VOA

ISRAEL OO KA CABSANEYSA IIRAAN - Ogost 14, 2024


Listen Later

Israa'iil ayaa isu diyaarinaysa weerar uga yimaadda Iran, ka dib dilalkii loo geystay hoggaamiyaha garabka siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniyah iyo taliyihii ciidamada Xisbullah. Israa'iil ayaa cabsi xooggan ka qabta weeraro uga yimaadda xulafada Iran ee gobolka.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA