Ladnaan Podcast

Ladnaan Podcast

By Fatumo & SagalParentingKids & Family
Download on the App Store

Ladnaan Podcast episodes

  • #75: Sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast - Maxaa nagu soo kordhay?

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

    Waa sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast. Ilaaheey baa mahadleh, ismana leheen ilaa intaan baad wadi doontaan. Waxaan ka wada hadleynaa aniga iyo Sagal sidaan ku biloownay, maxaa naga saaciday inaan sii wadno iyo weliba waxyaabaha cusub ee nagu soo kordhay.

    Dhageystayaasheena waxaan ka codsaneynaa ineey nala wadaageen mawduucyada ay jecel yihiin inaan ka hadalno sanadkaan soo socda. 

    Nagala soo xiriira: [email protected]

    Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye 

    Ha ilaawina inaad subscribe sameeysaan.

    Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
     waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST 

    24 min
  • #73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

    Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf. Xalqadan waa mid ay dhageystayaasheena naga soo codsadeen. Waxaan rajeyneynaa inaan ka jawaabnay su'aalaha aad nasoo weydiiseen qaar ka mid ah.

    Haddaba noo soo gudbiya su'aalaha ama mawduucyada aad rabtaan inaan ka hadalno.

    Heesta hordhaca Maslax Mideeye. 

    29 min
  • # 72: Ramadankan waa maxay qorshahaaga caqli gal ah oo kobcineysa Ladnaanta qoyska

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

    Xalqadaan waxaan ka hadleynaa sideen Ramadan ka ugu diyaar garoownaa anagoo kor u qaadeyna xiriirka Ilaaheey, xiriirka nafteena iyo midda qoyskeenaba. Waxaan idiinla wadaageynaa cuntooyinkee nafaqo leh oo fiican inaan cuno. Ma qasab baa in sambuus la cuno maalin kasto. Iyo waxyaabo badan oo ku saabsan sideey reerka isugu soo dhawaan lahaayeen. 

    Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
     
    Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
     waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
     
    31 min
  • #71: Dowrka aabaha ee qurbaha ku nool - wareysi Abdikeyf (Madaxa SOCOPA)

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

    Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada Leister, UK. Waxaan ka hadalnay dowrka aabaha ee qurbaha, dhibaatooyinka yimaada marka uu qoysku aabaha ka maqan yahay iyo sida looga gudbi karo dhibaatooyinka qoysaska qurbaha. Dhageysi wacan.

    Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
     
     Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar 
      Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
     waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
     
    51 min
  • # 70: Doorka aabaha iyo barbaarinta caruurta - Wareeysi Dr. Abdirashid

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

    Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta caruurta. Waxaan ka wada hadalnay dowrka aabaha uu ku leeyahay barbaarinta caruurta, qaasatan aabaha ku nool wadankeena hooyo. Dhageeysi wacan. Nala wadaaga arigtidiina. 

    Waxaan idinka codsaneynaa inaad u gudbisaan dadka walaalaha ah si ay iyagana uga faaiideystaan. 

    Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
     
     Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar 
      Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
     waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
     
    59 min
  • # 69: Part 2 - Kor u qaad caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

    Waa xalqadii labaad ee Live webinar ka aan soo jeedinay. Iyadoo aan kaga hadleynaa qeybtaan, hurdada iyo stress ka. Waxaan kaloo ka hadleynaa sidaad sameeyn lahayd shaqsi ahaan iyo qoys ahaanba. Talooyinka aan soo jeedineyno waxeey ku saleeysan cilmi baaris.

    Introduction music is from Canva.

    46 min
  • #67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

    Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo dhalinyarada. 

    Maxeey dhalinyaradu tabanayaan, waalidkuse muxuu tabanayaa? Maxaase xal ah?

    Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
     
     Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar 
      Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
     waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
     
     Youtube: Shirweynihii Caafimaadka maanka ee dhalinyarada oo aan ku qabanay magaalda Borama: https://youtu.be/hHOL4Yk5EBU?si=fsLGYjCYtctrK2fg

    1 hr 8 min
  • # 66: Xiriirka lamaanaha iyo ladnaanta qoyska

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

    Xalqadaan waxaan usoo deynay Live. Iyadoo aan kaga hadalnay Aasaaska xiriirka lamaanaha, xalinta khilaafaadka, sideey lamaanaha isku caawin lahaayeen iyo sidda la isugu dheeli tiri lahaa mas'uuliyadaha kala gedisan ay lamaanaha leeyihiin.

    1 hr 3 min
  • # 65: Sidee buu coach kaaga caawin karaa hab nololeedka waalidnimadaada iyo caafimaadka

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

    Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay coaching anagoo isticmaaleynaa xirfadeena caafimaad. Laakiinse waxaan si rasmi u sameeynay diblooma coaching.

    Haddaba ka dhageyso xalaqadaan howlaha uu coach ka qabto, sababta loo doonan karo iyo waxa laga faaiidi karo. 

    Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
     
     Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar 
      Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
     waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
     
    36 min

About Ladnaan Podcast

From the publisher's feed

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel…