Wardoon Podcast

Macalin dugsi Quraan oo fara xumeeyay gabar 8-sano jir ah. Falceln - Wardoon #Episode 002


Listen Later

Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa dhacdo xanuun badan oo dhawaan dalka Soomaaliya ka dhacday. Dhawaan ayaa lagu faafiyay baraha bulshada nin sheegay in uu yahay macalin dugsi Quraan balse aan u aragno in uu yahay QOF aanan fiyoobeyn.  Ninka ayaa fara xumeyay gabar  yar oo da'deedu lagu sheegay 8 sano jir. 

Ninka oo kasoo muuqday muuqaal lagu duubay ayaa afkiisa ka qirtay. Nooma aysan suuragalin inaan wax war ah ka helno dhinaca dhibanayaasha.  Arintaas ayaan falcelin ka sameyn doonaa waxaana qeybaha danbe ee barnaamija fariin ugu gudbin doonaa waalidiinta caruurta heysta.   

Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya   


Producers & Edited by:   Abdifitah Nuh, Samir Khadar & Mohamed Ayaanle


Available listening platforms  ---- Podcast ---  

Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast 

Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3... 

Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast... 

Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=... 

Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-pod... 

Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g 

RadioPublic https://radiopublic.com/wardoon-podca... 

Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178...

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Wardoon PodcastBy Wardoon Podcast