Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Welcome to Miraha-Luulka Podcast where we talk about non-talkable topics in Somali Community.Kusoo dhowoow Miraha-Luulka podcast, waxaan uga hadli doona mawduucyada bulshada soomaaliyeed aysan kahad... more
FAQs about Miraha-Luulka:How many episodes does Miraha-Luulka have?The podcast currently has 9 episodes available.
October 03, 2021Ragganimada Qalafsan/Toxic Masculinity.Qaybtaan waxaanu ku falanqayn doonaa ragganimada qeybteeda qalafsan ama xun....more21minPlay
September 18, 2021Kufsiga/RapeQaybtaan waxaan kaga hadlaynaa Kufsiga iyo sida bulshada soomaalidu ula macaamisho dhacdooyinka kufsiga....more38minPlay
January 04, 2021Balwadda/DrugsQaybtaan waxa aan uga hadlaynaa balwadda ama maandooriyaha dhibaatada ay ku hayso bulshadeena. In this part we discuss about drugs specially Kaat and its effects on Somali community....more26minPlay
November 08, 2020Baraha Bulshada/Social Media.Qaybtan waxa aan kaga hadlaynaa faa'iidooyinka iyo khasaaraha Baraha Bulshada.In this episode, we talk about the advantages and disadvantages of Social Media....more34minPlay
October 17, 2020Jinsi-TakoorQaybtaan waxa aan kaga hadlaynaa Takoorka ku aadan Ragga iyo Dumarka.In this episode, we talk about gender discrimination in Somali community....more34minPlay
October 02, 2020Nolosha QurbahaQaybtaan waxa aan kaga hadlayna nolosha qurbaha, faa’iidada iyo dhibaatada is dhinac yaal iyo saamaynta ay ku leedahay dhalinyarada iyo qoysaska soomaaliyeed.on this episode, we talk about the Somalis diaspora, it's advantages and disadvantages, and also how that affected Somali families and youth?...more36minPlay
September 14, 2020Waa Maxay Takoor?Qaybtan waxaan ku falanqayn doonaa Takoorka ama faquuqa Gaar ahaan Muuq-Takoorka bulshada soomaaliyeed dhexdooda ka jira.in this episode, we discuss discrimination and we focus on physical discrimination in the Somali community....more28minPlay
September 04, 2020Hordhac/introductionHordhac aan ku sharaxayno waxa uu yahay Podcaska Miraha-luulka iyo mawduucyada aan uga hadli doono....more7minPlay
FAQs about Miraha-Luulka:How many episodes does Miraha-Luulka have?The podcast currently has 9 episodes available.