Qubanaha VOA - VOA

MUDAHARAADO GILGILAY VENEZUELA - Luuliyo 30, 2024


Listen Later

Mudaaharaadyo ayaa ka socda guud ahaan Venezuela iyadoo booliisku ay magaalada caasimadda ah ee Caracas ay adeegsadeen sunta dadka ka ilmeysiisa, xilli mucaaradka ay sheegeen in ay hayaan caddeymo ah in ay codadka guud ee doorashadii dhammaadka asbuucii hore ay iyagu ku guuleysteen
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA