Sign up to save your podcasts
Or

Howlgalka nabad-ilaalinta AUSSOM waxa uu Soomaaliya ka shaqeynayay tan iyo sanadkii 2007. Waa kid kamid ah howlgallada nabad ilaalin ee ugu wakhtiga dheer. Inkastoo ay jireen dadaallo kala duwan oo la doonayay in lagosoo afjarohowlgalka, weli waa shaqeynayaa. Howlgalka waa mid dalalkaMidowga Afrika ay ciidanka keeneen balse waajibaadkooda uuansixiyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Howlgalka ayaa wajahaya xaalad dhaqaale xumo.
Qeybtan 67aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Samira Gaid oo ah Head of Research and Policy ee BalqiisInsights, horena uga soo shaqeysay Xafiiska Raysal Wasaaraha dhanka dib-u-habeynta ciidanka, waxa ay ku falanqeynayaan mustaqbalka howlgalka AUSSOM.
Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast
· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)
· Email us at [email protected]
Thanks for listening!
By Somali Public AgendaHowlgalka nabad-ilaalinta AUSSOM waxa uu Soomaaliya ka shaqeynayay tan iyo sanadkii 2007. Waa kid kamid ah howlgallada nabad ilaalin ee ugu wakhtiga dheer. Inkastoo ay jireen dadaallo kala duwan oo la doonayay in lagosoo afjarohowlgalka, weli waa shaqeynayaa. Howlgalka waa mid dalalkaMidowga Afrika ay ciidanka keeneen balse waajibaadkooda uuansixiyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Howlgalka ayaa wajahaya xaalad dhaqaale xumo.

147 Listeners