Qubanaha VOA - VOA

MUUSE BIIXI OO TURKIGA EEDEEYAY - Ogost 11, 2024


Listen Later

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo safar ku jooga magaalada Berbera ayaa sheegay inaysan aqbalayn dhex-dhexaadinta Turkigu uu ka dhex-wado Somalia iyo Ethiopia, isagoo sheegay in Somaliland aysan marnaba aqbalin in baddeeda loo soo maro madaxweyne Xasan Sheekh
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA