Qubanaha VOA - VOA

NIN DILAY 42 HAWEEN AH OO BAXSADAY - Ogost 20, 2024


Listen Later

Booliiska Kenya ayaa Talaadadii bilaabay baadi goobka nin ay sheegeen inuu qirtay inuu dilay 42 haween ah oo uu jarjaray, kaas oo ka baxsaday xabsiga uu ku jiray oo ku yaalla magaalada Nairobi. Ninka ayaa waxaa weheliyey 12 kale oo maxaabiis ahaa.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA