Qubanaha VOA - VOA

Qubanaha VOA - Oktoobar 03, 2024


Listen Later

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; dagaalka Xizbullah iyo Israel oo xoogeystay, wararkii ugu dambeeyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran, Turkiga oo shidaal sahmin ka billaabaya Muqdisho, wareysi aan la yeelanay General Langley oo ku saabsan Soomaaliya iyo qodobo kale.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA