Qubanaha VOA - VOA

Qubanaha VOA - Oktoobar 21, 2024


Listen Later

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Antony Blinken oo dib ugu laabtay Bariga Dhexe, Meydka xildhibaan la la’aa oo laga helay Wajeer, Fethullah Gulen oo xalay geeriyooday, maxaa sabab u ah in qarash badan ku baxo doorashada Mareykanka, Taliye RSF ah oo u goostay ciidanka Sudan iyo qodobo kale.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA