Qubanaha VOA - VOA

RABSHADAHA HADHEEYEY NIGERIA - Ogost 01, 2024


Listen Later

Booliska Nigeria ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa Khamiistii u adeegsaday dhowr boqol oo mudaaharaadayaal ah oo isugu soo baxay waqooyiga magaalada Kano iyo caasimadda Abuja halkaas oo dibad baxayaasha ay ku biireen isu soo baxyo ka dhan ah maciishada oo aad u sareysa.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA