Sign up to save your podcasts
Or

Understanding Vaccine Hesitancy & Measles
Mawduuc Ku Saabsan Cabsida Talaalka iyo Jadeecada: Somali Language Edition Episode.
Ku soo dhawaada Policy Connecting Communities Podcast. Aniga oo ah Anab Adan Gulaid, xidhiidhiyaha barnaamijka.
Podcastan waxa soo sayaray oo isku dubariday sirkada AG Consulting & Media, oo kashaqaysa how galinta, horumarinta, cilmi baarista bulshada, iyo xog wareysi .
Barnaamijkan Maanta waa mid qiimo badan oo ku saabsan Tallaalka iyo sababaha keenay in ay cabsi dheerada ah ay jirto iyo xanuunka jadeecada oo dhawaan ku soo batay Gobolka Minnesota. Waxaan duubnay mowduucan September 30-keedii, 2024, iyo, sida ay sheegtay Waaxda Caafimaadka ee Minnesota, ma jiraan kiisas cusub tan iyo September 29-keedii.
Waxa marti sharaf noo ah, aqoonyahano kaladuwan oo khibrad u leh caafimadka bulshada. Kuwaas oo kala socda Hayado laka duwan.
By AG Consulting & MediaUnderstanding Vaccine Hesitancy & Measles