Somali Health Podcast

S1:E1 ;DRSABC Gargaarka dagdaga ah


Listen Later

Episode kani wuxu sharaxayaa basic Gargaarka dagdaga ah iyo talaboyinkad marayso markad qof dhaawac ah gargaar dagdag u fidinayso, xuruufta DRSABC waxa loo soo gaabiyay

D:danger/KHatar

R:respond/jawaab

S: send help/ cawimaad dalbo

A: air way/ Marin habeen

B: breath/neef mareen

C: cpr/ dib usoo noolaysinta wadnaha iyo sanbabada...




...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Somali Health PodcastBy Mohamed Hassan