SARE U KACA ISTICMAALKA DAROOGA EE ISRA'IL - Ogost 11, 2024
Adeegsiga iyo qabatinka balwadaha iyo maandooriyaha ayaa kor u kacay gudaha Israel, arrintan ayaa cirka isku shareertay tan iyo wixii ka dambeeyay bilawgii dagaalka Qaza.