Sign up to save your podcasts
Or

Soo dhawaada .
Xalqadda todobaadkan waxaan ku falanqeeyey sida shukaansigu dhaqaale ahaan saameyn wayn ugu reebo nolosha raga iyo sida ugu macquulsan ee aad uga gudbi karto ugana badbaadi karto,waxaan sidoo kale ku wadaagay sida ay dumarka u arkaan raga ay lacgta ka qaadaan iyo halka ay ku dambeeyaan xiriirada ay ragu dumarka lacagta siiyaan.
Axad kasta wwaxaa hawada soo gala Ep / Xalqad cusub waxaadna kala dagi kartaa meel kasta oo aad ka dhagaysato Podcast-gan Xiliga aad jeceshahay.
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, film executive, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, and things men go through generally in life on daily basis.
Facebook page: https://web.facebook.com/FikradahaXaliyePodcast
Youtube: https://www.youtube.com/channel/UC4cIx8mFsWiAQGrDlcEiAVg
By Abdisamad Xaliye4.8
6767 ratings