T-Radio Podcast

Sidee hal-abuurka Ganacsigu u noqon karaa mid guulaysta iyadoo loo eegayo wax-soosaarka wadanka.


Listen Later

Waxaanna xal-qadaan marti-noogu ah Samsam Saciid Ali oo ah Gabadh-dhallinyaro ah oo soo-saartay Saliida Zaam-herbal oo wax-saar lagu sameeyay wadanka gudihiisa waana hal-abuur noociisa u dhif-yahay.
Samsam waxaan ka waraysanay caqabadaha ay wajahayaan dhallinyaradda hal-abuurka iyo heerarka ay la soomartay wax-soosaarkeeda Zaam-herbal.

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

T-Radio PodcastBy T-Radio Podcast