
Sign up to save your podcasts
Or


Qaybtan Shaah iyo Shaaxan, Mustafe Siciid waxa uu la sheekaysanayaa Maxamed Geelle, Adan Haybe iyo Adna Caydiid oo ka tirsan kooxda taxanaha Loollan. Waxay kaga hadlayaan sida taxanaha loo sameeyay, sheekooyinka uu gudbinayo, iyo caqabadihii ay la kulmeen. Waa wada sheekaysi ku saabsan hal-abuur, sheeko-samaynta, iyo muuqaalka fanka ee soo koraya ee Somaliland.
By FankeennaQaybtan Shaah iyo Shaaxan, Mustafe Siciid waxa uu la sheekaysanayaa Maxamed Geelle, Adan Haybe iyo Adna Caydiid oo ka tirsan kooxda taxanaha Loollan. Waxay kaga hadlayaan sida taxanaha loo sameeyay, sheekooyinka uu gudbinayo, iyo caqabadihii ay la kulmeen. Waa wada sheekaysi ku saabsan hal-abuur, sheeko-samaynta, iyo muuqaalka fanka ee soo koraya ee Somaliland.