T-Radio Podcast

Toddobaadkan barnaamijka waxaa aan xooga u saarnay muhiimada gabdhaha waxbartay ay ku leeyahiin hormarka bulshadda iyo kaalinta ay ka qaadan karaan hal-abuurka


Listen Later

Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Samsam Abdikafar Mohamoud oo ka mid ah gabdaha aqoon yahanka ah ee ku nool Garowe. Toddobaadkan barnaamijka waxaa aan xooga u saarnay muhiimada gabdhaha waxbartay ay ku leeyahiin hormarka bulshadda iyo kaalinta ay ka qaadan karaan hal-abuurka

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

T-Radio PodcastBy T-Radio Podcast