Qubanaha VOA - VOA

UKRAINE IYO DOORASHADA MAREYKANKA - Ogost 12, 2024


Listen Later

Waxaa dalka Ukraine si dhow loogala socdaa ololaha doorashada Maraykanka, iyada oo natiijada doorashada Maraykanka ka soo baxdaa ay si weyn u saameyn doonto amniga gobolka, siyasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, taageerada NATO, gargaarka Ukraine iyo xiriirka lala yeelanayo Ruushka.
...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Qubanaha VOA - VOABy VOA