Sign up to save your podcasts
Or

Sanadka 2025 waxa uu iigu billowday safar isbuuc ah oo aan ku tagay degmada Buuloburte. Markii iigu dambeysay ee aan magaalada tago waxa ay ahayd Agoosto 2023. Inkastoo culeysyo iyo duruufo badan ay ka jiraan magaalada, haddana waa magaaladeyda. Waa meesha aan dareemo lahaansho.
Xalqadan saddexaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa blog aan daabacay bishii January ee sanadkan 2025 oo aan uga hadlay safar aan ku tagay Buulaburte. #DiiwaankaMahadPodcast
By Mahad WasugeSanadka 2025 waxa uu iigu billowday safar isbuuc ah oo aan ku tagay degmada Buuloburte. Markii iigu dambeysay ee aan magaalada tago waxa ay ahayd Agoosto 2023. Inkastoo culeysyo iyo duruufo badan ay ka jiraan magaalada, haddana waa magaaladeyda. Waa meesha aan dareemo lahaansho.
Xalqadan saddexaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa blog aan daabacay bishii January ee sanadkan 2025 oo aan uga hadlay safar aan ku tagay Buulaburte. #DiiwaankaMahadPodcast