Diiwaanka Mahad

#04. Safarkeygii Kismaayo


Listen Later

Waxaan u safray Kismaayo maalin Jimce ah, 23-ii May. Safarka ayaa qeyb ka ahaa kulamo ay hay’adaha Somali Public Agenda iyo PDRC wada qabanayeen oo lagu sahminayay sida xal loogu heli karo arrimaha siyaasadda dalka ee cakiran oo ay kamid yihiin xiriirka dowladda federalaka & dowlad-goboleedyada, dib-u-eegista dastuurka & doorashooyinka. 

Xalqadan afaraad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay horraantii June oo aan uga hadlay safar aan ku tagay Kismaayo, iyo horumarrada kaabayaasha dhaqaale iyo dadaallada bulshada rayidka ah ee aan kusoo arkay. #DiiwaankaMahadPodcast 

...more
View all episodesView all episodes
Download on the App Store

Diiwaanka MahadBy Mahad Wasuge